dareerin-makoobane
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)
Macnaha:
- (xis.) D. tirada tibxaheedu ay yihiin makoobane ama aan jirin jibix ay susuntu ku dhammaato.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

