dareeris
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- ld dareerin¹.
- Dareerin dhacaan ku jira meel jirka ka mid ah sida biyaha isgoosyada xubnaha gala ama malax ama kaadi qof kaadi ku dhagtay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

