dareerka dhiigga

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (c.nafl)

Macnaha:

  1. Milanka ka soo hara markuu dhiig xargago. Seeramku waxay u dhigantaa balasmada, laakiin waxa ka maqan borotein la yiraahdo fibrinogen iyo walax kale oo hab hawleedka xargagidda loo isticmaalay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur