dareerto

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Lafta dheer ee dhabarka. 2. Meesha godan, sanka hoostiisa ku beegan ee bishinta sare kala barta.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur