dariirnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dariiran. ld dariirnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dariiran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. Laf, wax la dariiray ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dariirnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dariirnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur