darmadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Midab guduud oo madow xigeen ah oo xooluhu yeeshaan. 2. ld darmasho.Koor boodaanta ka yar, aleelkana ka weyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
darmashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg darmo. ld darmad¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0