daroof

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. Darmooyin casaan ah oo guryaha derbiyadooda lagu qurxiyo.
  2. Derbiyada guryaha casaan ku qurxin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur