darooriQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Hadal tira badan oo aan micna lahayn. ld darooryaan¹.Ku hadlid hadal aan micno lahayn. ld darooryaan².