darraabid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg darrow². ld darraw¹, darrow¹.

darrow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Liididda wax la liido ama la xaqiro; quursi. ld darraabid.
  2. 1. Wax quursasho. 2. U d.: wax dhaqaale darrayn. ld darraw².

darraw

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld darraabid.
  2. ld darrow (2).