darshad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld tarshad.

tarshad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Markab bad dhex maraya biyaha kor uga duula; darbad. ld darshad.