daruurasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg daruuro². ld daruurad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daruuro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Siriqda loo yeelo xarig wax lagu qabanayo.
  2. Kabo, maro iwm liid qurxan ku tolasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daruurad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld daruurasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur