daruurnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg daruuran. ld daruur---naansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
daruuranQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)Macnaha:Wax daruur leh ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0