darxumaysnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg darxumaysan. ld darxumaysnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

darxumaysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Wax darxumo hayso ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

darxumaysnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld darxumays- naan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur