daso

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Hooy yar oo ka samaysan raro; qoryo, dhoobo iwm.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur