dawaafid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dawaaf². ld dawaaf¹ (3).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dawaaf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Wareegga kacbada lagu sameeyo iyadoo waajibka xajka la gudanayo. 2. Socod badan oo warwareeg ku jiro. 3. ld dawaafid.
  2. 1. Iyadoo waajibka xajka la gudanayo, kacbada wareeg ku samayn. 2. Socod badan oo warwareeg ku jiro samayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur