dawaanso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Cid wehel ka dhigasho. ld tawaanso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tawaanso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-aday, -atay)

Macnaha:

  1. ld dawaanso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur