dawaarwale

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dawaarle.

dawaarle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Ninka dharka tola ama fasila. ld dawaarwale.