dawakhin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dawakhi. ld dawikhin.

dawakhi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Qof, madax wareer ku ridid. ld dawikhi.

dawikhin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dawakhin.