dawakhsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dawakhsan. ld dawakhsanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dawakhsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Qof madax wareer hayo ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dawakhsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld dawakhsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0