dawarso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Dawarsi samayn (qof). ld dewerso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dewerso

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. ld dawarso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur