dawax

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-xay, -xday; -wixi)

Macnaha:

  1. Ku d.: cid ku maadeysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur