dawaxaar

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dawo xoolaad budo ah oo reer miyigu dadka uga daaweeyaan cudurrada caloosha, sida xundhurta, tiifaha iwm.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur