daweysii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. ld daawee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daawee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-weeyay, -weysay)

Macnaha:

  1. 1. Wax jirran daawo siin. 2. Mushkilad dad ka dhex taagan xallin. ld daaweysii, dawee, daweysii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur