dawlad dastuuri ah

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do ..., m.l)

Macnaha:

  1. (siyaa.) Dawlad ku xaddeysan, una hogaansan dastuurka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur