daxalaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg daxalayso. ld daxalaysad, daxalaysi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daxalayso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Bir ama xadiid-sulub, daxal yeelasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daxalaysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld daxalaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daxalaysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld daxalaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur