dayaafad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld diyaafad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

diyaafad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Martiqaad weyn oo dad badani ka qaybgalaan oo cunta badan lagu cuno. ld dayaafad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur