dayactirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dayactir².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dayactir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dib u hagaajinta lagu sameeyo guri, qalab iwm oo wax ka xumaadeen. 2. Ka ilaalinta wax laga ilaaliyo darxumada iyo baylahda.
  2. 1. Guri, qalab iwm wax ka xummaday dib u hagaajin. 2. Wax darxumo iyo baylah ka ilaalin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur