dayactirnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dayactiran. ld dayactirnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dayactiran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. Wax la dayactiray ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dayactirnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dayactirnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur