dayaxgacmeed
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-dyo, m.dh)
Macnaha:
- Saaruukh.
- (c.fal.) Dhinaca xiddigiska, waa shay yar oo ku meeraysta meere korkiisa; dayaxu, tusaale ahaan, waa d.ka dhulka.
Lamidka: Saaruukh
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-dyo, m.dh)
Macnaha:
Lamidka: Saaruukh
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (sawaariikh, m.dh)
Macnaha:
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-lal, m.l)
Macnaha: