dayradhaaf

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Isrogrogga: (-fyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Waqtiga roobka dayrta ahi dhammaado oo dhaxantu bilaabato.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur