debbir

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Macnaha:

  1. 1. Wax si wanaagsan u xallin. 2. Kala d.: wax si khayaano ku jirto u habeyn.