debingendi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Kiish yar oo maro shabaq ah ka samaysan, afka garangar yar ku leh oo gendiga lagu qabto.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur