deddegsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. ld degdegsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

degdegsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax degdegaaya ahaansho. ld deddegsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur