deddoobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg deddow. ld daddoobid.

deddow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Macnaha:

  1. Wax deddo hayso noqosho. ld daddow.

daddoobid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld deddoobid.