deddood

Qaabnax: Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine

Macnaha:

  1. eeg deddoo. ld daddood.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

deddoo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. Qabow aad ah oo dhaxan badan leh. ld daddoo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daddood

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld deddood.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur