deebaaniQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Muddada urtu celcelis tahay ee u dhexeysa Oktoobar iyo Nofeembar. 2. ld deebaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
deebaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Shiraac saddex gees ah intiisa hoose. 2. Xarig doonyaad isu haya farmaanka docdiisa midig iyo doonnida. ld deebaani (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0