deebad
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Ugaarsade aan herinta ku jirin ee keligii ugaarta. 2. Shimbir-malab; buli. 3. Shimbir yar oo qaylo badan oo keli keli dhirta gaagaaban dhex orda, bahallada iyo dugaaggana dadka uga diga.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

