deelqaafidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg deelqaaf².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
deelqaafQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Ka leexashada qaafiyad maanso ku socotay laga leexdo. 2. D. ah: Hadal meesha laga sheegayo aan ku habboonayn ama gef ah. 3. Labo waxyaalood oo aan isu dhoweyn isu keenid.Ku d.: hadal meel ka dhac ah, aan daw lahayn qof ku dhihid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00