Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg deelqaafi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2
Isrogrogga: (-iaya, -isay)
Macnaha:
Ka d.: maanso qaafiyaddeeda gefid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur