deeqdarnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg deeqdaran. ld deeqdarnaansho, deeqdarno.

deeqdaran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. Qof gacan adag oo aan wax bixin ahaansho.

deeqdarnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld deeqdarnaan.

deeqdarno

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld deeqdaarnaan.