deeqe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. (kiim.) Atamka, ayoonka ama molikuyuulka bixiya lammaane elektaroon marka dabar elektaroon-wadaag ahi samaysmayo.