deeqle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Alle magacyadiis mid ka mid ah. 2. ld deeqlay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

deeqlay

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Nooc geedaha ka mid ah oo aan qodax lahayn oo dhacaan guduudan leh. ld deeqle (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur