deeqsii

Qaabnax: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. Wax, wax ku fillaysiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur