degaameyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg degaamee. ld deegaameyn, deegaamin, degaamin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

degaamee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-meeyay, -meysay)

Macnaha:

  1. Meel degaan ka dhigid. ld deegaamee, deegaami, degaami.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

deegaameyn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld degaameyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

deegaamin

degaamin