degdeji

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax si dhaqso ah u samayn. ld deddeji.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

deddeji

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld degdeji.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur