degeb

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dogob.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dogob

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Macnaha:

  1. Jirrid weyn oo qallalan. ld degeb.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur