deldelan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. ld daldalan.

daldalan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)

Macnaha:

  1. Wax la deldelay ahaansho. ld deldelan.
  2. Hadal badan oo aan nuxur lahayn.
  3. D./iskad.: hadal badan oo aan macno lahayn ku hadlid.