dellegid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg delleg.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

delleg

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-lgay, -legtay)

Macnaha:

  1. Qof dhaandhaan ka dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur