dembaabin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dembaabi. ld dambaabin, dambaabis, dambaabsiin, dambaajin, demb
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dembaabi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Qof dembi gelin. ld dambaabi, dambaabsii, dambaaji, dembaabsii
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dambaabin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dembaabin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dambaabis

dambaabsiin

dambaajin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dembaajin.