dembidhaaf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cafinta uu Ilaah cafiyo qof dembi galay. ld dembidhaafid.
  2. U d.: qof dembi ka cafiyid (Ilaah).

dembidhaafid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dembidhaaf². ld dambidhaaf¹, dambidhaafid, dembi- dhaaf¹.